DAAWO;”Wada-hadaladii Hore Waxay U Dhaqaaqi Waayeen, Nimanka Xamarka Yimaada Oon Ahayn Niman Qorshe Sita Oo Cid Matala” Maxamed Biixi Yoonis, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;”Wada-hadaladii Hore Waxay U Dhaqaaqi Waayeen, Nimanka Xamarka Yimaada Oon Ahayn Niman Qorshe Sita Oo Cid Matala” Maxamed Biixi Yoonis,
December 17, 2018 - Written by Editor:

Jabuuti(W,N) Wasiirkii Hore ee Wasaarada Arimaha dibada Somaliland diblamaasi sare Maxamed Biixi Yoonis oo ka Qaybgalay shirkii lagaga doodaya isbadalka Gees ka socda iyo Sidii somalidu ula jaad qaadi ee ka dhacay dalka jabuuti ayaa Cadeeyay halka ay ka socon laa yi,iin Wadahadlada somaliland Iyo Somaliya, Isagoo sheegay in siyaasiyiinta dawlada xamar ka Socda aanay ahayn kuwa sida qorshe cad oo cid matala  balse Arinkoodu ku xidhan tahay in ay marba la hadlaan Madaxwaynaha somaliya

Sidoo kale Ex wasiir Maxamed Biixi Yoonis ayaa cadeeyay mawqifka somliland ee ku aadan wahadal ka dhexmara somaliya.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS