|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Shirwayne Lagaga Hadlayo Midnimada Dhalinyarada Oo Ka Furmay Magaalada Jig Jiga.
December 30, 2018 - Written by Editor:Jig Jiga(W,N) Shirwayne lagaga hadlayo muhiimada ay leedahay midnimada dhalinyaradu ayaa ka furmay magaalo madaxda ismaamulka somalida etoobiya ee jig jiga. Shirkan ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiiro kamida maamulka xukuumada madaxwayne mustafe cagjar iyadoo diirada lagu saaray muhiimada ay leedahay sidii loo midayn lahaa dhalinyarada deegaanada ismaamulka somalida itoobiya. Sidoo kale shirwaynaha ayaa lagu doortay xubnaha hogoomin doona ururka dhalinyrada. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;
Related posts:Madaxwayne Ku-xigeenka JSL Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Agaasimaha Geeska Afrika U Qaabilsan Hay’adda ... DAAWO ; Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Xaflad Soo Dhawayn ah Usameeyay Xildhibaano Reer Gabilay Ah Oo... Dedaallo La Doonayay In La Isugu Soo Dhaweeyo Madaxweyne Ku-xigeenka & Wasiir Saajin Oo Guul-darayst... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|