DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Ka Jawaabtay War Ka Soo Yeedhay Wasiirka Kaluumaysiga Ee Maamulka Madaxwayne Farmaajo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Ka Jawaabtay War Ka Soo Yeedhay Wasiirka Kaluumaysiga Ee Maamulka Madaxwayne Farmaajo.
December 12, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo kaluumaysiga Somaliland ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal kasoo yeedhay wasiirka kaluumaysiga maamulka somaliya oo isagu sheegay in bada Somaliland ruqsad siiyeen maraakiib kaluumaysi oo dalka shiinuhu leeyahay

Sidoo kale wasiirka xanaada xoolaha Somaliland ayaa fariin culus udiray maamulka somaliya iyo masuuliyiinta shirkadaha shiinaha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS