|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Soo Bandhigay Khaladaadka Ku Jira Odoroska Miisaaniyada, Soona Jeediyay In Wakhti Lasiiyo Golaha.
December 27, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xildhibaan maxamed maxamuud cumar xaashi oo kamida mudanayaasha xisbiga kulmiye ee golaha wakiilada ayaa soo bandhigay galdaloolooyinka ku jira odoroska miisaaniyada 2019 ee golaha hortaala taasi oo aan ku fadhiyin siyaasad bulshada matasha, Dhanka kale xildhibaanka ayaa soo jeediyay in walkhti lasiiyo golaha wakiilada si wax looga badalo balse aan duuduub lagu ansixin. Halkan ka daawo muuqaalka warkan; Related posts:Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Hadal Uu Shalay Yidhi Oo Siyaabo Kale Loo Fasirtay. DAAWO;gudoomiye Ku xigeenka Kowaad iyo labaad Ee Golaha Wakiilada Oo ka Hadlay Halka Uu Salka Ku Ha... Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Lagu Gubay Qaad Tiro Badan Oo Lasoo Qabtay Isagoo Dalka Kootarobaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|