|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wiil Dhalinyaro ah Oo Carwada Ganacsiga Somaliland Kusoo Bandhigay Cagaf Uu Dalka Ku Sameeyay Iyo Dhacdo Uu Kala Kulmay Wasiirka Beeraha Jsl
December 12, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N)Muwaadin Dhalinyaro ah oo reer somaliland ah ayaa carwada ganacsiga Somaliland oo mudo shan maalmood ah socotay kusoo bandhigay Qalabka beeraha lagu qado ee Cagafta taasi oouu dalka ku sameeyay. ![]() Dhankakale muwaadinkan ayaa sheegay in aanu wax dhiiri galin ah ka helin wasaaradabeeraha Somaliland. ![]() Bulshada reer somaliland ee kasoo qaybgashay carwadan ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu dhiiri galin iyo taakulayn usameeyo wiilkan dadaalka fiican sameeyay. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|