DAAWO; Wiil Dhalinyaro ah Oo Carwada Ganacsiga Somaliland Kusoo Bandhigay Cagaf Uu Dalka Ku Sameeyay Iyo Dhacdo Uu Kala Kulmay Wasiirka Beeraha Jsl | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wiil Dhalinyaro ah Oo Carwada Ganacsiga Somaliland Kusoo Bandhigay Cagaf Uu Dalka Ku Sameeyay Iyo Dhacdo Uu Kala Kulmay Wasiirka Beeraha Jsl
December 12, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N)Muwaadin Dhalinyaro ah oo reer somaliland ah ayaa carwada ganacsiga Somaliland  oo mudo shan maalmood ah  socotay  kusoo bandhigay  Qalabka beeraha lagu qado ee Cagafta taasi oouu dalka ku sameeyay.

Dhankakale muwaadinkan ayaa sheegay in aanu wax dhiiri galin ah ka helin wasaaradabeeraha Somaliland.  

Bulshada reer somaliland ee kasoo qaybgashay carwadan ayaa   madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu dhiiri galin iyo taakulayn usameeyo wiilkan dadaalka fiican sameeyay.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS