|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO Weftigii Xukuumada Somaliland Oo Kulamo Layeeshey Masuuliyiin Katirsan Dawlada Uk Iyo Xildhibaano Barlamaanka Ingiriiska.
December 4, 2018 - Written by Editor:LONDON(W,N) Wefti ka socday Xukuumada Somaliland Oo maalmihii udanbeeyay socdaal ku jooga dalka ingiriiska ayaa Kulamo Layeeshey Masuuliyiin kamida Dawalada Uk Iyo Qaarkamida xildhibaanada Baarlamaanka Ingiriiska kuwaasi oo ay hormuud ka ahaayeen MB Boris Jonson, Wasiirkii Hore Arimha Dibeda Britan Sidoo kale Mb Nus ghani Wasiirka Dekedaha Iyo Bada Ingiriiska. Kulankan ayaa lagaga wada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidh Somaliland iyo dalka uk iyo sidoo kale sidii mucaawinooyinka ay Somaliland isiiso loo kordhin lahaa Waxaana markii kulankani soo dhamaadayka warbixiyay wasiirka deegaanka jsl iyo wasiir kuxigeen arimaha dibada. HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN; Related posts:Ismaaciil C, Ubax Oo Markale Soo Bandhigay Xogo Xasaasiya Oo La Xidhiidha Gabadhii Tacadiga Loo Gays... Daawo:Gudoomiye Ciro Oo Gudida Abaaraha Ku Wareejiyay Qadar Lacageed Oo Golaha Wakiiladu Ugu Deeqeen... Daawo: Mucjisada Magaalo Dhismaheegu Ciid Yahay Masjidkeegana Uu Dhisay Nabi Muxamed CSW Qarniyo Hor... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|