|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Cisbitaalka Magaalada Kalabaydh Ee Gobolka Gabiley.
December 8, 2018 - Written by Editor:Gabiley(W,N) Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Ayaa kormeer indho indhayn ah ku Tagay Cisbitaalka Magaalada Kalabaydh Ee Gobolka Gabiley. Waxaana Wasiirka Caafimaadka kormeerkan ku weheliyay Maamulka gobolka gabiley. Cisbitaalka Magaalada Kalabaydh ayaa waxaa dhismihiisa Hirgalisay Marwada Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Khadra Maxamuud Xaydh. Wasiirka Caafimaadka ayaa Warbixin Ka dhagaystay Maamulka Cisbitaalka Iyo qaarkamida dadwaynaha ku dhaqan deegaanka Kalabaydh. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:“Masar, Naceyb Ay U Qabto Itoobiya, Somaliland Uma Soo Dhex Marin Karto, Oo Isku Dirkaa Waa Laga Gud... Warbixin Daaha Ka Qaaday Inaanay Jirin Dhaqaale Ay Hay’adduhu U Qorsheeyeen Taakulaynta Iyo Gurmadka... Madaxweynaha Soomaaliya Oo kulan la Qaatay Cali Khaliif Galaydh, Saamaynta Heshiisyada kaga Iman Kar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|