|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Cisbitaalka Magaalada Kalabaydh Ee Gobolka Gabiley.
December 8, 2018 - Written by Editor:Gabiley(W,N) Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Ayaa kormeer indho indhayn ah ku Tagay Cisbitaalka Magaalada Kalabaydh Ee Gobolka Gabiley. Waxaana Wasiirka Caafimaadka kormeerkan ku weheliyay Maamulka gobolka gabiley. Cisbitaalka Magaalada Kalabaydh ayaa waxaa dhismihiisa Hirgalisay Marwada Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Khadra Maxamuud Xaydh. Wasiirka Caafimaadka ayaa Warbixin Ka dhagaystay Maamulka Cisbitaalka Iyo qaarkamida dadwaynaha ku dhaqan deegaanka Kalabaydh. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Komishanka Doorashooyinka Oo Dhaariyay Shaqaalihii Komishanka Ee Ka Hawlgalay Goobaha Codbixinta. “Wax Kasta Oo Lid Ku Ah Doorashooyinka Ha Laga Heshiiyo, Ciddii Cabasho Qabtana Hala Qanciyo”Xil qab... Dhalinyarada Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Fariinta Ay Udireen Dadka Sh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|