|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasaarada Warfaafinta Jsl Iyo Ururka Solja Oo Xal Ka Gaadhay Khilaaf Culus Oo Udhexeeyay+Qodobada Lagu Heshiiyay!
December 28, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Wasaarada Warfaafinta somaliland iyo Ururka Suxufiyiinta Ee sSolja ayaa kulan ayaa caawa ku yeesheen xarunta wasaarada warfaafinta ku shaaciyay in ay xal ka gaadheen khilaafkii udhexeeyay labada dhinac. Khilaafka wasaarada warfaafinta iyo ururka suxufiyiinta somaliland ee solja ayaa salka ku hayay shir ay wasaarada Warfaafinta shaacisay in ay uqabanayso warbaahinta somaliland iyo xurgufo kale oo mudooyinkii danbeeyay kala fogeeyay wasaarada warfaafinya iyo saxaafada madaxa banaan ee Somaliland. Waxaana warbaahinta wada jir ula hadlay wasiirka warfaafinta cabdiraxmaan guri barwaaqo iyo gudoomiyaha ururka solja Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo faah faahsan;
Related posts:Xukuumadda, Axsaabta Qaranka, Siyaasiyiinta Iyo Haldoorka Bulshada Jsl Oo Si wadajir ah Uga Hadlay G... DAAWO ; Xubin kamida Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Eedo Culus Ujeediyay Xoghayaha Xisbiga Xasan... "Muqdisho Waanu Ka Xoraynaynaa Farmaajo Waxaanu U Gacan Gelinaynaa Ragii Aanu Siyaad Bare Wada Ridna... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|