Daawo: Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis
December 28, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Siyaaasi Maxamed Biixi Yoonis oo ka mid ah Siyaasiyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo lala yeeshay waraysi dhinaacyo badan taabanaya, ayaa kaga hadley arrimo door ah oo ay ka mid yihiin shirkii aragti wadaaaga ee Soomaalida ee dhawaan ka qabsoomay dalka Jabuuti, Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya, Isbedelada ka socda wadamada Geeska Afrika, Heshiisyada ay wada gaadheen dalalka Itoobiya, Iritrea iyo Somalia.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka waraysiga

COMMENTS
LINKS