|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis
December 28, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Siyaaasi Maxamed Biixi Yoonis oo ka mid ah Siyaasiyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo lala yeeshay waraysi dhinaacyo badan taabanaya, ayaa kaga hadley arrimo door ah oo ay ka mid yihiin shirkii aragti wadaaaga ee Soomaalida ee dhawaan ka qabsoomay dalka Jabuuti, Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya, Isbedelada ka socda wadamada Geeska Afrika, Heshiisyada ay wada gaadheen dalalka Itoobiya, Iritrea iyo Somalia.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka waraysiga Related posts:Qaarkamida Cuqaasha Maroodijeex iyo Badhasaabka Gobolka Oo Taageeray Qabashada Diwaangalinta Madan... Halkan Ka Akhri;Nuxurka Khudbad Madaxweyne Siilaanyo U Jeediyay Shacabka Somaliland oo Dhinacyo Bada... DAAWO;-"Ciyaalka Xamar Jooga Waxaan Leeyahay Somaliland Way Jirtaa Wayna Jiri Doontaa"Eng Faysal Cal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|