|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Siyaasi Xuseen Dayr.
December 24, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Siyaasi Xuseen Aadan Cige (Xuseen Dayr) oo xilal kala duwan kasoo qabtay xukuumadii Madaxwayne Axmed Siilaanyo isagoo soo ahaa Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo Afhayeenkii Madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa lagu waraystay Barmaamijka Milicsiga Siyaasiga ee Tvga Univesal oo layeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya. Siyaasi Xuseen Dayr ayaa ka hadlay waayihii xukuumadii Axmed siilaanyo iyo dhacdooyin badan oo Uu soo joogay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN; Related posts: Ururka Tallo Wadaag & Hay?ada ODHA Oo Tartan Lagaga Wacyi-gelinayo Dhalinyarta Tahriibka & Balwad... Haayadaha Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Madaar Cigaal ku Soo Dhaweeyay Dhalinyaro Laga Soo Ce... Maxaad Kala Soctaa Muwaadin Mashruucyada Dhismaha Wadooyinka Iyo Sida Wasiiro Xukuumada kamid Ah (Fa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|