HARGAYSA(W,N)
Qaarkamida ururka qareenada Somaliland ayaa mar kale ka hadlay khaladaadka ku
jira xeerka boolis ee dhawaan golaha wakiiladu ansixiyeen kaasi oo ay ku jiraan
qodobo ka hor imanaya sharciga Somaliland
Sidoo
kale ururka qareenada Somaliland ayaa ka hadlay dhacdadii xabsiga magaalada
caynabo oo au sheegeen in ay ahayd mid Somaliland usoo jeedaysa ceeb qaran,