DAAWO;-Siyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Xukuumada Madaxwayne Biixi, Kuna Eedeeyay In Ay Ku Guuldaraysatay Hogaaminta Dalka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Xukuumada Madaxwayne Biixi, Kuna Eedeeyay In Ay Ku Guuldaraysatay Hogaaminta Dalka.
December 31, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Xoghayaha xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee ucid ramaax cali hayste ayaa dhaliilihii ugu cuslaa ujeediyay xukuumada madaxwayne muuse biixi oo uu sheegay in ay ku guuldaraysatay hogaaminta dalka mudada sanadka ah ee ay xilka haysay.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS