|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Shacabka Reer Gabiley Oo Dareen Cadho Leh Kaga Jawaabay Talaabada Xukuumadu ku Joojisay In Gabiley Lagu Galo Imtixaankii Shaqo Qaran.
December 23, 2018 - Written by Editor:Gabiley(W,N) Dadwaynaha ku dhaqan Magaalo Madaxda Gobolka Gabiley ayaa dareen cadho leh ka bixiyay qorshaha xukuumada ku diiday in dhalinyaradii reer gabiley ee isku diwaan galiyay imtixaanka shaqo qaran ay gabiley ku galaan kaasi oo lagu amray in ay Hargaysa tagaan. Sidoo kale Inka badan Boqolaal dhalinyaro ah oo isku diwaangalisay Imtixaanka barmaamijka shaqo qaran ayaa ka baaqay in ay Hargaysa uyimaadaan Galinta Imtixaanka Shacabka reer gabiley ayaa ku baaqay in xukuumada madaxwayne muuse biixi Cadayso halka ay gobolnimadii gabiley ku danbaysay iyo waxa loo duudsiyay xuquuqdeeda Halkan ka Daawo Muuqaalka Shacabka Reer Gabiley Oo fariin cadho leh udiray Xukuumada; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|