Daawo: Qodobadii Laga Soo Saaray Shirkii Nabadaynta Beelaha Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Qodobadii Laga Soo Saaray Shirkii Nabadaynta Beelaha Sool
December 7, 2018 - Written by Reporter:

Jig Jiga (WJN)-  Iyadoo 20 kii maalmood ee u danbeeyay magaalada Jig Jiga ee dawlad deegaanka Soomaalida ay ka socdeen heshiisiinta iyo soo afjarida beelihii shaqaaqadu ku dhexmaratay deegaanka Dhuumay ee Koonfurta gobolka Sool ayaa halkaasi lagu soo gebo gabeeyay heshiisiinta labada beelood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS