|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muj Xasan Ciise Oo Ka Sheekeeyay Shirkii Burco Iyo Magacyada Xubnihii Hormuudka Ka Ahaa In Lagu Dhawaaqo Gooni Isku Taaga Somaliland +Kuwii Kasoo Horjeeday!.
December 21, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Mujaahid Xasan Ciise Jaamac Madaxwayne Kuxigeenkii Uhoreeyay Ee Somailand ayaa ka waramay shirkii burco ee lagaga dhawaaqay gooni isku taaga somaliland iyo shakhsiyaadkii Hormuudka ka ahaa in lagu dhawaaqo Madaxbanaanida Somaliland. Muj Xasan ciise ayaa sigaara xusay in ku dhawaaqista Madaxbananida Somaliland ay hormuudka Ka ahaayeen Muj Yaxye Xaaji Ibraahim, Alle haunaxariistee iyo Muj Maxamed Axmed Hallac, Sidoo kale Muj Xasan Ciise ayaa soo Bandhigay Xubnihii ka Aragtida duwanaa ee iyagu kasoo horjeeday in somaliland ka Go,do Wixii laysku Odhan Jiray Somaliya. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Xogo Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Mid ka Mid Ah Dagaaladii Ugu Qadhaadhaa Ee Maalintii Shalay Ka Dhacay... "Kuwii Lacagta Haystay Weeye kuwa Waxaas Oo Musuqmaasuq Ah Dalka ku Abuuraya"Sheekh Aadan Siiro “Maxamuud Xaashi La Yaabi Maayo, Go’aanka Komishanku Waa Sidii Uu Doonayay Ee Muuse, Ilaa Kal Hore U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|