DAAWO; Mudaharaadyo Lagaga Soo Hor Jeedo Xadhiga Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Ka Socda Magaalada Baydhabo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Mudaharaadyo Lagaga Soo Hor Jeedo Xadhiga Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Ka Socda Magaalada Baydhabo.
December 13, 2018 - Written by Editor:

Baydhabo(W,N) Xukuumada somaliya oo kaa shaynaysa ciidamada itoobiya eek u sugan somaliya  ayaa maanta xabsiga utaxaabtay sheekh mukhtaar roobow oo kamida ahaa murashixiinta  maamul goboleedyada somaliya.

Dhanka kale waxaa magaalada baydhabo ka socda muharaado xooogan oo lagaga soo horjeedo xadhiga roobow

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

COMMENTS
LINKS