Baydhabo(W,N) Xukuumada somaliya oo kaa shaynaysa ciidamada itoobiya eek u sugan somaliya ayaa maanta xabsiga utaxaabtay sheekh mukhtaar roobow oo kamida ahaa murashixiinta maamul goboleedyada somaliya.
Dhanka kale waxaa magaalada baydhabo ka socda muharaado xooogan oo lagaga soo horjeedo xadhiga roobow
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan.