DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Bilguimka.
December 6, 2018 - Written by Editor:
Brusel(W,N) Madaxwayne kuxgeenka somaliland iyo Waftigii uu Hogaaminayay oo lagu soo dhaweeyay caasimada dalka bilguimka ee brusels
Waxaana soo dhawaynta madaxwayne kuxigeenka somaliland qayb ka ahaa safiirka somaliland ufadhiya bilguimka iyo jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqanka dalkaasi