DAAWO; Maamulka Gobolka Gabiley Oo kormeer ku Tagay Deegaanada Waqooyiga Gabiley Iyo Waxyaabaha Ay Kala Kulmeen, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maamulka Gobolka Gabiley Oo kormeer ku Tagay Deegaanada Waqooyiga Gabiley Iyo Waxyaabaha Ay Kala Kulmeen,
December 23, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maamulka magaalada gabiley ayaa kormeer indho indhayn ah ku tagay deegaanada waqooyiga gabiley ee kala caada, iyo degmada agabar

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS