|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO. Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Go,aamo Kasoo Saaray Khilaaf Udhexeeyay Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay Ee Gobolka Gabiley.
December 8, 2018 - Written by Editor:Gabiley(W,N) Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaamaadka Somaliland oo ay weheliyaan Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Waxbarashada ayaa socdaal ku tagay Magaalada Gabiley kaasi Oo Ujeedadiis Ahayd Sidii xal looga gaadhi lahaa khilaaf culus Oo Udhexeeyay Maamulka Dugsiyada Sare Ee Gaarka loo Leeyahay Khilaafkan ayaa ku salaysnaa nidaabka midkamida dugsiyada sare Uu u qaatay Ardayda kaasi oo abuuray khilaaf baahsan oo Soo kala dhex galay maamulka dugsiyada gaarka iyo maamulka waxbarashada gobolka gabiley Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;
Related posts:Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Diinta Iyo Aw-Qaafta Somaliland Oo Markii U Horeysay Faahfaahiyey Qisa... Maayarka Magaalada Ceerigaabo Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelo Ku Diriray Deegaano Katirsan Gobolka Tog... "Waxaan Aaminsanahay, In Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Ay Muddo Dheer Ku Eegaysay Gobolka Sool,... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|