DAAWO; Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Ka Warbixiyay Shir Caalamiya Oo Uu Kaga Qaybgalay Dalka Uk.
December 2, 2018 - Written by Editor:
London(W,N) Gudoomiyaha Maxkamada sare Ee Jamhuuriyada Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali oo ku sugan Dalka Ingiriiska Ayaa ka Warbixiyay Shir Caalamiya oo uu kaga qaybgalay london
Sidoo kale Gudoomiye Aadan ayaa faah faahiyay goobo muhiim ah oo uu booqday iyo kulamo kale uu la qaatay madax ka tirsan Dalka Ingiriiska