Daawo: Guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Somaliland oo Is-casiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Somaliland oo Is-casiley
December 30, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyihii rugta Ganacsiga Somaliland Maxamed Shukri Jaamac, ayaa maanta shaaciyay in uu iska is-casilay gabi ahaanba xilkii Guddoomiyenimo ee rugta ganacsiga,

Dhinaca kale Gudoomiyaha ayaa Waxa uu sheegay in uu isku casilay sababo isaga gaar, Isagoona xilkii ku weerijiyay guddoomiye ku xigeenkii rugtaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/fELILQtXERU

COMMENTS
LINKS