DAAWO; Gaadhi Hore Looga Dhacay Degmada Xiis Oo Ciidamada Somaliland Gacanta Kusoo Dhigeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gaadhi Hore Looga Dhacay Degmada Xiis Oo Ciidamada Somaliland Gacanta Kusoo Dhigeen.
December 1, 2018 - Written by Editor:

Ceergaabo(W,N) Ciidamada somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay gaadhi Ambalance oo hore looga dhacay degmada xiis ee gobolka sanaag kaasi oo ay faduubteen jabhada falaagowday e ecol caare,

gaadhi la xaday

Badhasaabka gobolka sanaag iyo masuuliyiinta taliska  ciidanka ayaa gaadhi ku wareejiyay iskuduwaha wasaraada caafimaadka ee gobolka sanaag iyo maamulka  degmada xiis ee hore looga dhacay gaadhigan;

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS