|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dhaxanta Ka Jirta Magaalada Hargaysa Iyo Caruurta Darbi jiifta Ah Oo Fariin Qiiro leh Udiray Xukuumada.
December 27, 2018 - Written by Editor:HARAGAYSA(W,N) Wakhtigan ayaa waxaa guud ahaan somaliland ka jirta qabow faro badan kaasi oo guud ahaan sameeyay dadka aan lahayn hog ay ka galaan Dhanta badan ee habeenkii ayaa waxay si gaara u taabatay caruurta darbi jiifka ah ee aan la noolay waalid kood Hadaba caruurta ku nool magaalada hargaysa ayaa ka hadlay xaalada ay ku sugan yihiin iyo qabowga badan ee ka helay darbiyada magaalada HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wafti u Hogaaminayo Musharaxa Madaxwayne Ee Xusbiga Ucid Oo Socdaal ku Tagaya Magaalada Togwajaale I... Shirkada Dahabshiil Group Oo 500,000$ Ugu Deeqday Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxyadii Shalay Ka Dhacay... Wiil Uu Dhalay Muj Xasan Yoonis Habane Oo Sanad Iyo Badh Ku Xidhan Jeelka Hargeysa, Duruufaha Ku Gad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|