DAAWO; Dhaxanta Ka Jirta Magaalada Hargaysa Iyo Caruurta Darbi jiifta Ah Oo Fariin Qiiro leh Udiray Xukuumada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dhaxanta Ka Jirta Magaalada Hargaysa Iyo Caruurta Darbi jiifta Ah Oo Fariin Qiiro leh Udiray Xukuumada.
December 27, 2018 - Written by Editor:

HARAGAYSA(W,N) Wakhtigan ayaa waxaa guud ahaan somaliland ka jirta qabow faro badan kaasi oo guud ahaan sameeyay dadka aan lahayn hog ay ka galaan

Dhanta badan ee habeenkii ayaa waxay si gaara u taabatay caruurta darbi jiifka ah ee aan la noolay waalid kood

Hadaba caruurta ku nool magaalada hargaysa ayaa ka hadlay xaalada ay ku sugan yihiin iyo qabowga badan ee ka helay darbiyada magaalada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS