DAAWO; Boqor Cismaan Buur madow Oo Gaadhay Deegaanka Ceel-Afwayn Iyo Arimaha Kasoo Cusboonaaday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Boqor Cismaan Buur madow Oo Gaadhay Deegaanka Ceel-Afwayn Iyo Arimaha Kasoo Cusboonaaday.
December 3, 2018 - Written by Editor:

Ceel afwayn(W,N)  Boqor Cismaan Buurmadow oo kamida madax dhaqameedka somaliland gaar ahaan deegaanka gobolka sanaag ayaa gaadhay magaalada Ceel afwayn.

Ujeedada safarka  boqor cismaan  buur madow ayaa lala xidhiidhinayaa sii anba qaadka heshiiskii beelaha wada Daga ceel afwayn iyo sidoo kale xadhiga xubno ganacsato ah oo Ay dhawaan xukuumadu xidh xidhay qorshe aan la shaacin oo ku lug leh arimaha deegaanka ceel afwayn.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS