|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Boqor Cismaan Buur madow Oo Gaadhay Deegaanka Ceel-Afwayn Iyo Arimaha Kasoo Cusboonaaday.
December 3, 2018 - Written by Editor:Ceel afwayn(W,N) Boqor Cismaan Buurmadow oo kamida madax dhaqameedka somaliland gaar ahaan deegaanka gobolka sanaag ayaa gaadhay magaalada Ceel afwayn. Ujeedada safarka boqor cismaan buur madow ayaa lala xidhiidhinayaa sii anba qaadka heshiiskii beelaha wada Daga ceel afwayn iyo sidoo kale xadhiga xubno ganacsato ah oo Ay dhawaan xukuumadu xidh xidhay qorshe aan la shaacin oo ku lug leh arimaha deegaanka ceel afwayn. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:DAAWO;-Nin Sheegay In Uu Socod Ku Xusayo Madaxwaynihii Hore Ee South Africa Nelsan Mandela Iyo Sobob... Maxaa Faa’Iido Ugu Jirta Qaranka Nidaamka E-Government Ee Ay Soo Bandhigtay Wasaaradda Isgaadhsii... Wasiir Xaglotoosiye Oo Ka Hadlay Xaaladda Buuhoodle, Farriimana U Diray Cali Khaliif Iyo Guddoomiye ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|