DAAWO; Beel kamida Beelihii Dirirtu Ku Dhexmartay Ceel-Afwayn Oo Dawlada Usoo Gacan Galiyay Danbiilayaal Hore Ubaxsaday.
December 19, 2018 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)Beel kamida beelihii dirirtu Ku dhexmartay deegaanka ceel afwayn ee gobolka sanaag ayaa xukuumada somlailand usoo gacan galiyay dambiilayaal hore falal ugaystay oo raadco loogu jiray;