Ceel-afweyn (WJN)- Qaar ka mid ah Culimada waa wayn ee reer Somaliland oo ay ka mid yihiin Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir iyo Sheekh Ismaaciil Cabdi Hure (Ismaaciil Dheeg) oo ku sugan deegaanka Ceel-afweyn ayaa shacabka deegaankaasi goob fagaare ah ugu jeediyay hadalo dardaaran ah oo ku aadan nabada, Qabyaalada iyo waxyaabaha bulshada ku keenaya kala fogaanshaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka