Caruurta Ku Nool Qarada Africa Oo Hiigsanaya Iney Noqdaan Madaxweynayaal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Caruurta Ku Nool Qarada Africa Oo Hiigsanaya Iney Noqdaan Madaxweynayaal.
December 24, 2018 - Written by Wariye:

Hargeisa(WJN):-Waxa jira fikiro kala duwan oo laga aaminsan yahay dadyowga ku nool qaarada africa siiba masuuliyiinta xilalka kala duwan loo igmado.
Waxana masuuliyiintaasi ay caan ku yihiin xukun jacayl iyo musuq maasuq ragaadiyay dawladahooda ama wadamada ay masuulka ka yihiin hadii ay tahay laamaha kala duwan ee ay xukuumadu ka kooban tahay.
su,aasha is waydiinta mudan ayaa waxa ay tahay ma qaarada africa dalalka ka jira oo dhan ayaa sidan u dhaqma mise qaar ka mid ah ayaa sidan u dhaqam ama madaxdoodu ku caan baxday?
hadii aan is dul istaago jawaabta su,aasha waxa jira qaar ka mid ah wadamada africa oo aanay ka jirin waxyaabaha laga aaminsan yahay wadamada dariskooda ah laakiin waxa ay badidoodu ka siman yihiin dhaqaale xumo ragaadisay oo ku reebtay soboolnimo iyo macaluul baahsan oo mararka qaar ay ku leedaan dad iyo duunyaba
da,yarta ku jirta fasalada dugsiga hoose dhexe ayaa marka la waydiiyo mustaqbalka maxad jeceshihiin way ay ku jawaabaan inay noqdaan madaxwayne

 

Wariye Akadir Habbane
Wajaalenews.net
Hargeisa Office

COMMENTS
LINKS