Ardayda Dugsiga Farsamada Gacanta Hargeysa oo Mudaharaad Cabasho Ah Ka Hor Dhigay Wasaaradda Waxbarashadda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ardayda Dugsiga Farsamada Gacanta Hargeysa oo Mudaharaad Cabasho Ah Ka Hor Dhigay Wasaaradda Waxbarashadda
December 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah Ardayda waxka barata Dugsiga farsamada Gacanta ee Hargeysa ayaa mudaharaad ay kaga cabanayaan maamulka Dugsigaasi oo ay sheegeen in ay lacago badan ay ku soo rogeen ka hor dhigay Wasaarada waxbarshada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS