Abwaan Hadraawi oo Laga Dayriyay Xaalada Caafimaad Ee Uu Ku Sugan Yahay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Hadraawi oo Laga Dayriyay Xaalada Caafimaad Ee Uu Ku Sugan Yahay
December 14, 2018 - Written by Reporter:

Burco (WJN)- Abawaan Hure Walan Wal ayaa ka waramay xaalada caafimaad ee uu ku sugan yahan Abwaankii waynaa ee Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi, Isagoona sheegay in maalmihii u danbaysay ay ka sii daraysay xaaladiisa caafimaad.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS