9 Qodob oo Laga Soo Saaray Shirweynihii Qaran Ee Warbaahinta Somaliland
December 30, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)- War-murtiyeed ka kooban 9 qodob, ayaa laga soo saaray Shirweynihii qaranka ee Warbaahinta Somaliland oo maanta lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Hargeysa, Waxaana qodobada ka soo baxay shirkaasi madashaasi ka hor akhriyay Wasiirka Warfaafinta.