|
|||||
WAJAALE NEWS
Xuska Sanad Guuradii 3aad Ee Ka Soo Wareegtay Geeridii Marxuum Wariye Cawke oo Lagu Qabtay Gabiley
November 18, 2018 - Written by Reporter:Gabiley (WJN)- Magaalada Gabiley waxa habeenimadii xalay ahaa lagu qabtay munaasibada xuska sanad guuradii 3aad ee ka soo wareegtay geeridii Marxuum Wariye Axmed Xasan “Cawke”, Iyadoo madashaasi lagu soo bandhigay buug laga qoray. Xuska Munaasibadan oo ay soo qaban qaabiyeen Warbaahinta gobolka Gabiley ayaa waxa ka soo qayb galay Maamulka Gobolka Gabiley, Guddoomiyaha ururka Saxafiyiinta Somaliland ee Solja, Abwaano, Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Guddoomiyaha Hay”adda Shaqaalaha, Saxafiyiin ay soo wada shaqeeyeen Marxuum Cawke iyo marti sharaf kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/hTdGjqe76gg Related posts:DAAWO; Baarlamaanka yurub Oo ka Dooday Doorashada Somaliland Iyo Xildhibaan Soo Bandhigay Qorshaha U... “Shacaboow Wixii Kaliya Ee Aad Lahaydeen Ayaa Wax Yar Lasiinayaa, Mana Aqbalayno In La Burburiyo”Si... DAAWO;-Gudoomiyaha Kulmiye Ee Dalka Sweden Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Kulan Ay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|