Xukuumada Somaliland oo Ka Jawaabtay Hadalkii Itoobiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Ka Jawaabtay Hadalkii Itoobiya
November 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xukuumada Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal dhawaan ka soo yeedhay Madaxweynaha maamulka Oromiya ee kilidhka 4aad.

Wasiir ku-xigeenka Wasaarada arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan ayaa sheegay in ay Somaliland diyaar u tahay cidkasta oo xidhiidh ganacsi la yeelanaysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS