|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Dil Ka Dhacay Deegaanka Dararweyne, Amaro Culusna Fartay Ciidanka Qaranka
November 5, 2018 - Written by Reporter:Ceerigaabo (WJN)- Wasiirka wasaarada Xidhiidhka goleyaasha iyo dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan ayaa waxa uu ka Hadley hal qof oo habeenkii xalay ahayd lagu dilay deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag. Dhinaca kale waxaa uu Wasiirku tacsi u diray eheladii marxuumka isagoona ciidamada qaranka Somaliland ku amray inay soo qabtaan gacan ku dhiiglihii dilka gaystay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|