Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Dabley Weerar Ku Soo Qaadey Degmada Ceel-afweyn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Dabley Weerar Ku Soo Qaadey Degmada Ceel-afweyn
November 22, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay weerar habeenimadii xalay ahayd koox dabley ah oo uu hogaaminayo Caarre ay ku soo qaaday deegaaanka Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag.

Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed oo ku sugan degmada Ceel-afweyn oo ka hadley weerarkaas ayaa sheegay in weerarkaas aanu wax khasaare ahi ka dhalanin balse dableydaasi ay doonaysay inay wax yeelayso nabada Ceel Afweyn lagu gaadhey oo gunaanad keedii hada loo joogo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS