Xisbiga Ucid oo Safiirka Somaliland Ee Jabuuti Ku Eedeeyay Basaasnimo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid oo Safiirka Somaliland Ee Jabuuti Ku Eedeeyay Basaasnimo
November 19, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa jawaab adag ka bixiyay eedaymo uu safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti u soo jeediyay xisbigaasi isagoona sheegay in hawlihii safiirkaasi qaranka u hayay uu kaga maashquuley in magaalada Hargeysa wakhtigiisa inta ugu badan uu joogo, Islamarkaana uu safiirku dalal shisheeye u adeego.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS