Xisbiga Kulmiye oo Ka Jawaabay Eedo Uu U Soo Jeediyay Siyaasi Ramaax | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye oo Ka Jawaabay Eedo Uu U Soo Jeediyay Siyaasi Ramaax
November 10, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xisbiga muxaafidka ah ee talada dalka haya ee Kulmiye ayaa si adag uga jawaabey eedaymo uga yimi Xoghayaha arimaha gudaha Xisbiga Ucid Siyaasi Maxamuud Cali Saleebaan “Ramaax”.

Dhinaca kale Xisbiga Kulmiye ayaa soo bandhigay qaladaadkii uu galay Siyaasi Ramaax, Iyagoona sheegay in Xukuumadii hore ee Siilaanyo ay xilka ku haysay Aamina Waris.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS