Xildibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Wareegto Ay Wasaarada Gaadiidku Ka Soo Saartay Tagaasida Vitis-ta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Wareegto Ay Wasaarada Gaadiidku Ka Soo Saartay Tagaasida Vitis-ta
November 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha gudida dabagalka hantida qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa sharci daro ku tilmaamay wareegto ay dhawaan soo saartay wasaarada Gaadiidka Somaliland oo ay ku madnuucday in aanay gobolada dalka u bixi Karin taagaasiada loo yaqaan Vitis-ta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS