Xildhibaano Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal oo Sheegay Inay Is Casilayaan iyo Sababta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal oo Sheegay Inay Is Casilayaan iyo Sababta
November 10, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Abubakar Cabdiraxmaan Good oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada, isla markaana laga soo doorto gobolka Awdal, ayaa Shaaciyey inay is-casilayaan 13 Mudane oo Reer Awdal ah haddii wax laga qaban waayo arrinta tabashada Saami-qaybsiga Kuraasta Golahaas ee aan weli la samaynin ama go’aan kamadambays ah laga gaadhin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/5kd_5VtMofs

COMMENTS
LINKS