Xog-culus: Sun Lagu Aasay Gudaha Dekeda Berbera oo La Kashifey+Masuul Ka Tirsan Xukumada oo Goobjoog Ka Ahaa
November 21, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Siciid Warsame oo ka mida mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu sheegay in dekeda magaalada Berbera lagu aasay sun, Isagoona xusay masuul goob jog ka ahaa.