Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo Ku Hanjabay In Uu Is Casilayo iyo Sababta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo Ku Hanjabay In Uu Is Casilayo iyo Sababta
November 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi “Siraadle” oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ku hanjabay in Xildhibaannada ka soo jeeda gobollada Barigu is casilayaan haddii ay Xukuumaddu fulin waydo heshiisyadii dhexmaray Xukuumaddii hore ee Somaliland ee Axmed-Siilaanyo hoggaaminayey iyo Maamulka Khaatumo.

Sidaa waxa uu ku sheegay mar hadal ka jeediyey Fadhigii Golaha Wakiillada ee Isniintii Maanta, waxaana waxyaabaha uu ka hadlay iyo sida uu hadalkiisa u dhigay-ba, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS