Xaalada Nololeed Ee Dadkii Dabku Ku Qabsaday Xaafada Naaso Hablood oo Laga Dayriyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xaalada Nololeed Ee Dadkii Dabku Ku Qabsaday Xaafada Naaso Hablood oo Laga Dayriyay
November 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Dadkii dabku ku qabsaday xaafada Naaso Hablood ee magaalada Hargeysa ayaa ka dayriyay xaaladooda nololeed, Iyagoona sheegay in balan qaadyo ay xukuumadu u samaysay aan la fulin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS