Xaafado Ku Yaala Magaalada Boorama oo Laga Cabsi Qabo In Ay Dagaan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xaafado Ku Yaala Magaalada Boorama oo Laga Cabsi Qabo In Ay Dagaan
November 23, 2018 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Dadweynaha kala duwan ee dega xaafada bariga magaalada Boorama ayaa ka cabsi qaba islamarkaana cabasho xoogan ka muujiyay biyo ay sheegeen inay ka soo burqanayaan dhulka hoostiisa kuwaasi oon la garanayn goobta ay ka imanayaan, Iyagoona dadweynahaasi sheegay inay biyahani halis ku yihiin guryaha ugu dhow meelaha ay ka soo burqanayaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS