Daawo: Wiil 14 Jir Ah oo Ku Dhintay Balliga Daami Ee Magaalada Hargeysa iyo Dareenka Hooyada Dhashay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Wiil 14 Jir Ah oo Ku Dhintay Balliga Daami Ee Magaalada Hargeysa iyo Dareenka Hooyada Dhashay
November 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Alle ha u naxariistee Khaalid Maxamed Aadan oo da,diisu ahayd 14 Jir ayaa waxa uu ku geeriyooday bali wayn oo ku dhex yaala xaafada daami ee magaalada Hargeysa, Sidoo  kale Hooyada dhashay ilmahan yar ayaa iyadoo oo muragaysan ka hadashay geeridiisa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS