Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo wacigelinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa waxa uu xeer ilaaliyaha guud ee qaranka u gudbiyay dacwad ka dhan ah Telefiishanada Saab iyo Star.
Halkan hoose ka akhriso.